Cali Khaliif oo Somaliland ku Biiray iyo Qoraalka Heshiiska (dhegayso)

HomeWararka

Cali Khaliif oo Somaliland ku Biiray iyo Qoraalka Heshiiska (dhegayso)

Madaxweynaha Khaatuma, Cali Khalif Gallaydh, ayaa maanta heshiis kamid noqosho Somaliland oo ka kooban 5 qodob la saxiixday Somaliland. Heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID,Faysal Cali Waraabe,  iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee maamulka Somaliland. Qodobada lagu heshiiyay waxaa saxaafadda u aqriyay wasiir Sacad Cali Shire, waana sidan: http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59456e20020100cb2e32a431/Heshiiska+Somaliland+iyo+Khaatuma+17_June_2017.mp3 Qoraalka heshiiskana HALKAN GUJI:    

Wasiirka Amniga Galmudug oo khudbad ka jeediyeey Xafladda Sanadguurada 14aad ee Galmudug (Daawo)
Dowladda Ingiriiska oo soo saartay digniin ku aadan weeraro ay qorsheynayaan Al-Shabaab
Warka Caweysin iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Khaatuma, Cali Khalif Gallaydh, ayaa maanta heshiis kamid noqosho Somaliland oo ka kooban 5 qodob la saxiixday Somaliland. Heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID,Faysal Cali Waraabe,  iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee maamulka Somaliland.

Qodobada lagu heshiiyay waxaa saxaafadda u aqriyay wasiir Sacad Cali Shire, waana sidan:

Qoraalka heshiiskana HALKAN GUJI:

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: