Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso

HomeWararka

Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay qarax baabuur oo ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Booliska ayaa sheegay in baabuur lagu soo raray walxaha qaraxaa uu duqeeyey albaabka laga galo hudheel ku yaalla badhtamaha magaalada oo la yidhaa Posh Treats. https://youtu.be/MOJjK-KWCAk

Al-Shabaab oo si kulul uga hadlay War kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO: Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir oo ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigan ragg dilaal.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo saraakil ciidan la kulmay

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay qarax baabuur oo ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Booliska ayaa sheegay in baabuur lagu soo raray walxaha qaraxaa uu duqeeyey albaabka laga galo hudheel ku yaalla badhtamaha magaalada oo la yidhaa Posh Treats.

https://youtu.be/MOJjK-KWCAk

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: