Kulaylka Boosaaso oo sii Kordhay iyo Wakaaladda Eneye oo Kordhisey Matoorada Korontada (Sawirro+waraysi)

HomeWararka

Kulaylka Boosaaso oo sii Kordhay iyo Wakaaladda Eneye oo Kordhisey Matoorada Korontada (Sawirro+waraysi)

Xiligaan oo kale magaalooyinka saaran badda Cas ayaa waxaa kajirta kul aad u daran , magaalada Bosaso oo ka mid ah magaalooyinkaasi waxa aad u kordha

Dowladda oo guddi u saartay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Nigeria kaga qayb galay Kulan muhiim ah (Sawiro)
Afgambi Milatari oo ka dhacay dalka Myanmar

Xiligaan oo kale magaalooyinka saaran badda Cas ayaa waxaa kajirta kul aad u daran , magaalada Bosaso oo ka mid ah magaalooyinkaasi waxa aad u kordha baahida dadwaynuhu ay u qabaan helitaanka koronto kufilan oo 24saac ah.

Wakaaladda xoogga korontada ee Umadde Eneye Bosaso ayaa sheegtay inay hirgalisay qorshayaal horumarineed oo ay ku daboolayso baahida koronto ee shacabka , iyadoona hirgalisay matooro waawayn oo dab ku filan siiya 24saac xaafadaha magaalada Bosaso.

Guleed Abshir Muse oo ah agaasimaha Eneeye Bosaso ayaa radio Daljir uga waramay qorshayaal dhanka horumarinta oo ay wakaaladda ku talaabsatay , isagoona dhanka kale ka raali geliyay shacabka xaafadaha qaar oo koronto la’ aan ka cabanayay dhowaantan , taasi oo ay wakaaladdu ay xalisay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: