Amiirka Qadar: “Soomaaliland waa Gobol Yar oo Le’eg Guriceel Cidina Ma Aqoonsana”

HomeWararka

Amiirka Qadar: “Soomaaliland waa Gobol Yar oo Le’eg Guriceel Cidina Ma Aqoonsana”

Amiirka dalka Qatar, Sheikh  Tamim bin Hamad Al Thani ayaa si yaableh uga jawaabay xiriirkii ay u jareen maamulka Soomaaliland. Isagoo si toos ah uga hadlayay talefishinka Aljazeera ayuu sheegay Soomaaliland-ta xiriirka u jartay in ay le’egtahay magaalada Guriceel ee Galgaduud ku taala, dadka ku nool Soomaalilandna wuxuu ku sheegay kontan kun oo qof.

Waddooyin laami ah oo laga hirgalinayo Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Mansor, Daljir Doolow (dhegayso)
Masuuliyiin katirsan maamulka Caabudwaaq oo booqdey Hooyo Soomaaliyeed oo xanuunsan

Amiirka dalka Qatar, Sheikh  Tamim bin Hamad Al Thani ayaa si yaableh uga jawaabay xiriirkii ay u jareen maamulka Soomaaliland.

Isagoo si toos ah uga hadlayay talefishinka Aljazeera ayuu sheegay Soomaaliland-ta xiriirka u jartay in ay le’egtahay magaalada Guriceel ee Galgaduud ku taala, dadka ku nool Soomaalilandna wuxuu ku sheegay kontan kun oo qof.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: