Jubbaland oo Maanta Bilowday Howlgallo Kadhan ah Ururka Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Jubbaland oo Maanta Bilowday Howlgallo Kadhan ah Ururka Alshabaab (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay xalay Weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwo maamulka Jubbaland, weerarka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada Jubbaland oo waday howlgallo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay kusoo qaadeen Weerar gaadmo ah. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/593b89410b0100149baeb6b6/Cod-Maryan.mp3

XUBINTII SICIR&SUUQA QIIMAHA MAANTA EE GAROWE (DAAWO)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal (Daawo|Sawiro)

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay xalay Weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwo maamulka Jubbaland, weerarka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada Jubbaland oo waday howlgallo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay kusoo qaadeen Weerar gaadmo ah.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: