Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal ka Dhan ah Alshabab Farriina u Diray DFS iyo Beesha Caalamka (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal ka Dhan ah Alshabab Farriina u Diray DFS iyo Beesha Caalamka (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Buurta (Madaxtooyada Garoowe) ayaa ku goodiyey dagaal ka dhan ah ururka Alshabaab, isagoona ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka in laga taageero dagaalkaasi. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/593a9d370301005d77c52c9d/Codka-Gaas.mp3

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ganaax ku riday Ururka KAAH
Barlamaanka Puntland oo Ka Digey Marin Habaabinta Shacabka Abaartu Cayraysay (dhegayso)
Maxaad ka ogtahay heshiiskii Garoowe ka dhacay ee Wasiirka waxbarashada DFS & Maamul gobaleedyada? (Akhriso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Buurta (Madaxtooyada Garoowe) ayaa ku goodiyey dagaal ka dhan ah ururka Alshabaab, isagoona ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka in laga taageero dagaalkaasi.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: