Laamaha Ammaanka Gobolka Bari oo U Digey Masoomayaasha (dhegayso)

HomeWararka

Laamaha Ammaanka Gobolka Bari oo U Digey Masoomayaasha (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka bari Cabdixakiin yuusuf Xuseen oo Maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay digniina udgu iray dadka xiliga bisharamadaan xaaraanta karsada amaba iibiya. Taliyaha ayaa dhanka kale kahadlay xubno katirsan daacish oo la sheegay in ay Puntland isku soo dhiibeen, Hadaba Taliya Waxaa waraystay Wariye xasan heykal http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59367aa7030100cf2ac21e5a/Taliye+cabdi+xakiin+Waraysi+.mp3

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Galmudug oo ka hadashay dagaal xalay ka dhacay Dhuusamareeb (Sawirro)
Faah Faahin: halkee ayuu ku socday qaraxii ay fashiliyeen ciidamada dowladda?

Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka bari Cabdixakiin yuusuf Xuseen oo Maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay digniina udgu iray dadka xiliga bisharamadaan xaaraanta karsada amaba iibiya.

Taliyaha ayaa dhanka kale kahadlay xubno katirsan daacish oo la sheegay in ay Puntland isku soo dhiibeen, Hadaba Taliya Waxaa waraystay Wariye xasan heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: