Caawa iyo Tartan & Tacliin: Dugsi Sare Alwaaxa Garoowe fkf Nageeye Kalabayr

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Dugsi Sare Alwaaxa Garoowe fkf Nageeye Kalabayr

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo Sanad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad ay sannadkan waxaa mar kale idiin sa

Garoowe oo roobsatay iyo jawiga oo ay naftu macaan sanayso (dhaawo)
Hiiraan & Kahor Gumeysigii Talyaaniga
Xildhibaan Dalxa: “Qof kasta ayaa laga dhigi karaa Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaaliya” (daawo)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo Sanad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad ay sannadkan waxaa mar kale idiin sahlay shirkada Golis iyo Shirkadda Towfiiq.

Tartan & Tacliin xalay ayuu si rasmi ah u bilowday waana tartan dugsiyada sare ee Puntland, ayna sannadkaan ku tartamayaan 30 dugsi sare.

Warbixintii xalay waxaa noo haya wariye Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: