Madaxweyne Xaaf oo lagu soo Dhaweeyey Caabudwaaq (dhegayso+sawirro)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo lagu soo Dhaweeyey Caabudwaaq (dhegayso+sawirro)

Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf. Madaxweynaha ayaa waxaa waftigiisa kamid ahaa ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi oo ka soojeeda Waqooyiga Galgaduud waxaana si weyn halkaas ugu soo dhaweeyay shacabka deegaanka. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/593430580201004ff47b8c72/Warbixin+Madaxwaynaha+Dowlad+Goboleedka+Galmudug+State+ayaa+Soo+gaaray+Magaalada+Caabudwaaq+ee+Gobalka+Galgaduud..mp3    

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Galdogob (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Hadda kaga qayb galaya Garowe munasabad lagu sagootinayo Arday Deeq waxbarasho helay (Sawiro)
Waa sidee xaaladda Cafimaad ee Guddoomiye Yarisow?

Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Madaxweynaha ayaa waxaa waftigiisa kamid ahaa ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi oo ka soojeeda Waqooyiga Galgaduud waxaana si weyn halkaas ugu soo dhaweeyay shacabka deegaanka.

DHEGAYSO

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: