Madaxweyne Farmaajo: “Askarigii Shacab Dila Tiirkaa la Geynaynaa, Boobkii Guryaha Muqdisho isna waa Dhammaaday” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo: “Askarigii Shacab Dila Tiirkaa la Geynaynaa, Boobkii Guryaha Muqdisho isna waa Dhammaaday” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maal

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)
Dowladda Somalia oo markale diiday qorsho lagu bedelayo howgalka AMISOM

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee uu Maamulayay Dowlada iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Madaxweyne Farmaajo oo khubadiisa dhinacyo badan taabaneysay ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay yihiin kuwo Nabada jecel islaamarkaana ay u hiiliyeen dowladdiisa oo rajo weyn ka qabta in dalkaan si nabad ah loogu wada noolaado.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka Go’aan tahay in dalkaan uu gaarsiiyo meel wanaasgan islamarkaana la doonayo in Shacabku ay si wanaagsan u taageeraan dowladdooda si balaanqaadkii aan sameynay uu u hirgalo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • cabdiqaadir 7 years ago

    madax weynuhu wuu dadalaya alla hala garab glo shacabkana waxaan ka codsan laha inay garab is tagaan

DISQUS: