Xeerka Kufsiga Puntland oo Garoowe looga Shiray (dhegayso)

HomeWararka

Xeerka Kufsiga Puntland oo Garoowe looga Shiray (dhegayso)

Wasaarad Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe waxa ay ku qabatay kulan looga hadlayay adaynta Xeerka kufasiga Puntland

Taariikh nololeedkii Almaas Elman (daawo)
Suldaan Cabdiraxmaan Maxamuud Yuusuf ( Gabeyre) oo ka hadlay xaalada Garoowe,Sidoo kalena baaq nabdee diray
Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

Wasaarad Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe waxa ay ku qabatay kulan looga hadlayay adaynta Xeerka kufasiga Puntland .

Ugu horeen waxaa kulanka ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Maxamed Cali Faarax oo sharaxaad ka bixiyay waxa xiligaan keenay in la hadlay arimaha kufsiga iyo adkeenta  Xeer Ciqabeedka Kufsiyada ka dhaca Degaanada Puntland .

Ka qaybgalayaashiii kulan oo hadalo kala duwan ka soo jeediyay kulan looga hadlayay adkeedka Xeerka kufsiga Puntland ayaa waxa ay ugu baaqayn shacabka Puntland in ay meel ay uga soo wad jeestaan tacadiga dumarka loo geesto.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: