Qaraxyada Bossaso lagu Qabtay & Maamulka oo Shir Jaraa’id Qabtay (dhegayso)

HomeWararka

Qaraxyada Bossaso lagu Qabtay & Maamulka oo Shir Jaraa’id Qabtay (dhegayso)

Shir Jaraa’id  oo ay si wadajir ah u qabteen gudoomiyaha gobalka Barri Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo), taliyaha qeybta booliska ee gobalka Barri Gaasha

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (Dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya

Shir Jaraa’id  oo ay si wadajir ah u qabteen gudoomiyaha gobalka Barri Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo), taliyaha qeybta booliska ee gobalka Barri Gaashaanle dhexe Cabdixakiim Yuusuf iyo Duqa Boosaaso Yaasiin Mire ayaa si kulul waxay uga hadleen qaraxyadii lagu qabtay Kontoraalka magaaladaas, kuwaas oo la doonayey in lagu waxyeeleeyo Amniga iyo daganaanshaha gobalka.

DHEGAYSO

  

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • c.karin ahmed 7 years ago

    ilahay hanaga qabto nabad didka
    waxaa hambalyo u diriyaa cidinka kontorolka bosaso shaqada ay qabteen

DISQUS: