Taliye Cirfiid oo Booqday Ciidanka Ku Sugan Duleedka Cadaado (dhegayso)

HomeWararka

Taliye Cirfiid oo Booqday Ciidanka Ku Sugan Duleedka Cadaado (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid) iyo Saraakiil Katirsan qeybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dal

Xulashada Daljir & Faadumo Degan Daahir , Daljir Bossaso (dhegayso)
Qodobo Laga Soo Saaray Shir Madexeedkii Urur Goboleedka IGAD
Sarkaal hore Qaloombi “Bosaso waxa ay u baahantahay sirdoon lab iyo dhedig oo uma baahna argagax gelin” (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid) iyo Saraakiil Katirsan qeybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa shalay waxay Kormeer ku tageen Xeryaha Ciidanka Dowladda Federaalka ay ku leeyihiin Duleedka magaalada Cadaado.

Sareeye Guuto Cabdullaahi Aadan Xuseen Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka waxa uu uga warbixiyay xaalada ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga qeybta 21-aad.

Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen baahiyaha Ciidamada.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0