Raadreeb: Khudbad Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Dhulka laga Haysto Soomaaliya

HomeRaadreeb

Raadreeb: Khudbad Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Dhulka laga Haysto Soomaaliya

Xasuusta Raadreeb - 1 Luulyo 1971 - Jaalle Maxamed Siyaad Barre: "... oo isticmaarku ay dhaliyeen oo ay ula jeedeen in ay na qaybiyaan anaga, walaalah

Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)
Somali intellectuals and influencers on ‘War in Laascaanood & the future of SSC-Khatumo’ | PART II
Barnaamij gaar ah: Dib-u-milicsiga dhismihii Puntland iyo doorkeedii Hirgalineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (dhegayso)

Xasuusta Raadreeb – 1 Luulyo 1971 – Jaalle Maxamed Siyaad Barre: “… oo isticmaarku ay dhaliyeen oo ay ula jeedeen in ay na qaybiyaan anaga, walaalahaya iyo anaga intay na qaybiyaan, wax na dhexdhigaan, dhibaato noo sameeyaan,  kaddibna ay nagu mushtaraan anaga dhexdanada, waa in aanu garano oo dad xilkas ah anaga oo ah aannu ka tashanno, oo danahanaga aannu u kala fahamno si run ah oo dhibaato la’aan ah.”

Hoos ka dhegayso

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0