Ganacsatada Bossaso oo $60,000 ugu Deeqay Dhismaha Cisbitalka Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Ganacsatada Bossaso oo $60,000 ugu Deeqay Dhismaha Cisbitalka Gaalkacyo (dhegayso)

Gudiga dib u dhiska isbitaalka Magalada Galkacyo Deeq lacageed oo dhamayd 60,000 (lixdan kun) oo dollar kala wareegay Ganasato Dagan Magalada Bosaso e

Ciidamada Kenya oo ka baxay Baardheere
Alshabaab oo Soo Bandhigay nin isku Qarxiyeey Saldhigii Bariire
Abwaan Cali Food: “Umadda yahey Nasteexada Gartoo nabada xoojiya’

Gudiga dib u dhiska isbitaalka Magalada Galkacyo Deeq lacageed oo dhamayd 60,000 (lixdan kun) oo dollar kala wareegay Ganasato Dagan Magalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.

Lacagtaan ayay shirkaduhu ugu Tala galeen in dib loogu dhiso isbitaalka Guud ee magalada Galkayo oo burbur uu kasoo gaaray Qaraxyadii mataanahaa gaa ee lala beegsaday Xaruntii dowladii hoose ee Degmada Galkacyo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • muuse 7 years ago

    aadbaa ugu waa ngsantihiin

  • liibaan 7 years ago

    Hough aqoont

  • Shirwa Abdisamed 7 years ago

    Asc Bahda Daljir Run Ahaantii Aad baaan u soo dhaweenayaaaa Ganacsatada Reer Bosaso oo lacag ugu deeqay isbitaalka Guuud eee Galkacyo waana arin kudayasho mudan
    0907412301

DISQUS: