Xildhibaan cFataax Ismaaciil, “Horusocod Mucaarad ma aha ee Xisbi bay u Xuubsiibanaysaa”

HomeWararka

Xildhibaan cFataax Ismaaciil, “Horusocod Mucaarad ma aha ee Xisbi bay u Xuubsiibanaysaa”

Xildhibaan Cabdi Fitaax Ismaaciil Daahir oo mid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya kana tirsan koox lagamac baxday Horusocod ayaa ha hadlay ujeedk

Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka
Dowladda Puntland Arbacadda bilaabi doonto dacwadda 7 nin oo kufsi loo heysto
Xildhibaanada Puntland u matala baarlamaanka Soomaaliya oo dacwad ka gudbinaya Wasiir Goodax Barre (daawo)

Xildhibaan Cabdi Fitaax Ismaaciil Daahir oo mid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya kana tirsan koox lagamac baxday Horusocod ayaa ha hadlay ujeedkooda iyo sababta keentay xiligaan .

Xildhibaanka oo waraysi Radio Daljir ayaa sheegay in doonayaan samayshada Xisbi Cusub, Islamarkaana aysan doonayn inay xukuumada Cusub ay mooshiin ka keenaan. Xildhibaan Cabdifitaax ayaa beenay inaysan jirin xilidhibaano kushiray Nairobi wadanka Kenya.

Wuxuu intaas ku daray inay doonayaan islaxisaabtamaan  Xukuumada , Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa khadka telefoonka Muqdisho kula xariiray wuxuuna ugu horayn waydiiyay  Sababta Keentay inay aas aasaan Kutlada Hor usuocod ?

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: