LeBron James iyo Cavaliers oo Diray Boston Celtics 135-102

HomeCiyaaraha

LeBron James iyo Cavaliers oo Diray Boston Celtics 135-102

Cayaarta oo dhamaatay saacad kahor waxay ahayd ciyaar hal dhinac ah oo badanaa Cavaliers ay horreeyeen in ka badan 20 dhibcood, taas u suurtagalisay i

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Cayaarta oo dhamaatay saacad kahor waxay ahayd ciyaar hal dhinac ah oo badanaa Cavaliers ay horreeyeen in ka badan 20 dhibcood, taas u suurtagalisay in Cavaliers ay sannadkii labaad ku tartamaan horyaalka NBA-da.

U diyaargaroow horyaalka NBA-da oo Khamiista danbe, 1da Juun, ka bilaabanaya Golden State. Waa horyaalkii sannadka oo dhan la sugayey iyo aarsigii Warriors ku gooddiyeen biloowga sannad ciyaareedka 2016-2017.

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: