Xiisad Ka Taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

HomeWararka

Xiisad Ka Taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool aya waxa ay sheegayaan in Magaaladaasi ay a taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada maamulka Soma

Warbixin Safarka | Bandiiradley | Caabudwaaq | Dhusamarreeb | oo hawlwadeeno ka tirsan Daljir
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Guriceel
Odayaasha dhaqanka Cadaado oo xaaladda Galmudug Warmurtiyeed ka soo saaray (Akhriso)

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool aya waxa ay sheegayaan in Magaaladaasi ay a taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada maamulka Somaliland iyo sidoo kale Koox dhalinyaro ah.

Xiisaddaan ayaa ka dhalatay ka dib markii Ciidamada maamulka Somaliland ay howlgal Ballaaran ay ka sameeyeen Magaalada Laascaanood, islamarkaan ay xabsiga dhigeen Koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay falal Amni daro ay ka wadeen Magaalada.

Qaar kamid ah xaafadaha magaalada ayaa hadda waxaa isku aruursanaya dhalinyaro ka caraysan qaabka loo xirxiray dhalinyaradii howlgalka lagu soo qabtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Maxamad jama ahmed 7 years ago

    Wallaahi waa wax laga xumaado waxaan leeyahay dhamaaantood inay heshiiyaan wax uga fiicn malaha
    Alle ha qaboojiyo

  • Hawo abdi adan 7 years ago

    Dagaal inuu wiil ku dhinto maahane wiil ku madhasho ilaahow kalaqabooji oo xaqa tus colaadaan soo noqnoqatayna waa in laga gaaro xal waara mahadsanidiin daljir

DISQUS: