Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo Guddoon Cusub Doortay (dhegayso)

HomeWararka

Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo Guddoon Cusub Doortay (dhegayso)

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa maanta waxa ay soo doorteen gudoomiye iyo gudoomiye ku-xigeen cusub oo ay degmadaasi

Madaxweyne farmaajo iyo muuse bixi oo kulmaya
Dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo Shabeelaha dhexe ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa maanta waxa ay soo doorteen gudoomiye iyo gudoomiye ku-xigeen cusub oo ay degmadaasi yeelan doonto kadib markii dhowaan ay xilkii ka qaadeen gudoomihii degmada, ku-xigeenkiisiina uu iscasiley.

Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee gobolka Bari Axmed Xaaji oo waraysi siinayey Daljir ayaa waxa uu sheegay in doorashadu ay ku dhacday hanaan caddaalad ah oo dadka deegaanku bogaadiyeen iyaguna ay goob joog ka ahaayeen.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: