Xisbiga Waddani oo ka Horyimid Xukun lagu Ridey Xubno Xisbiga (dhegayso)

HomeWararka

Xisbiga Waddani oo ka Horyimid Xukun lagu Ridey Xubno Xisbiga (dhegayso)

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Somaaliland ee WADDANI ayaa ka hadlay xukun lagu riday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga kuwaas oo maanta maxkamad lagu s

Nabadoon Sakariye Maxamed Raare: “Beelaha Puntland ee qatan waa inay metelaad ka helaan Baarlamaanka”
Haddii Kenya ay horay u qaadatay dhulka NFD, maantana waa Jubbooyinka , haddaba maxaa beri xiga?
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Somaaliland ee WADDANI ayaa ka hadlay xukun lagu riday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga kuwaas oo maanta maxkamad lagu soo taagay Magaalada Hargeysa islamarkaana xukun lagu riday.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ah gudoomiyaha kumeelgaarka ah ee Xisbiga WADDANI oo Xukunka kaddib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in  xariga halka sano ah ee lagu riday Yoonis ay ka qaadan doonaan abiil isla markaana uu yahay mid cadaaladda baal marsan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: