Madaxweynaha Soomaaliya oo Saaka Ka Dhoofay Magaalada Muqdisho

HomeWararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Saaka Ka Dhoofay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa hadda ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana ay kusii jeedaan Magaalada Riyaad ee

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Bulsho biyo la’aan ay ku haysato duleedka Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa hadda ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana ay kusii jeedaan Magaalada Riyaad ee Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya Shirka dalalka Islaamka iyo dowladda Mareykanka oo saacaddaha soo socda ka furmaya Magaalada Riyaad.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya inta badan hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: 0