Kalfadhigii 22aad ee GD Garoowe: Xalaashaa ka Faa’iido Badan Xaqdarada & Xaaraanta (dhegayso & sawirro)

HomeWararka

Kalfadhigii 22aad ee GD Garoowe: Xalaashaa ka Faa’iido Badan Xaqdarada & Xaaraanta (dhegayso & sawirro)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa si rasmi ah uga furmay kal-fadhigii 22aad ee golaha deegaanka degmada Garoowe. Munaasabadda furitaanka waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka socda golayaasha dowladda Puntland, maamulka gobolka kan degmada, xildhibaanada golaha deegaanka, Isimo iyo qaybaha bulshada. Dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/592085e5fd0000bb80accc07/Warbixinta+Kalfadhigii+22aad+ee+gollaha+deegaanka+degmad+garowe+oo+furmay+2017+05+20..mp3 SAWIRRO

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dilkii Shan sano kahor Turkiga loogu geystay Jamal Khashoggi
Madaxwayne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa Magaalada Garoowe ka Daahfurka Toddobaadka Dhiraynta

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa si rasmi ah uga furmay kal-fadhigii 22aad ee golaha deegaanka degmada Garoowe.

Munaasabadda furitaanka waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka socda golayaasha dowladda Puntland, maamulka gobolka kan degmada, xildhibaanada golaha deegaanka, Isimo iyo qaybaha bulshada.

Dhegayso

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: