Daawo-Alshabab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah oo Gacanta Ugu Jira

HomeWararka

Daawo-Alshabab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah oo Gacanta Ugu Jira

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhitgay askari Kenyaati ah oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo baaq u diray dowladda Kenya iyo madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta. Askarigan oo lagu magacaabo Alfred Dayni Kilasi ayaa kasoo muuqday video ay baahisay Kooxda Alshabaab, wuxuuna dowladiisa weydiistay in la badbaadiyo, isagoo xiran dareyska ciidamada Kenya. DAAWO https://youtu.be/6YldaB7XPYs

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka
Tirada dadka ku barakacay abaaraha ka jira Soomaaliya oo kor u kacay 231%
Ururka Alshabaab ayaa soo bandhitgay askari Kenyaati ah oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo baaq u diray dowladda Kenya iyo madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta.

Askarigan oo lagu magacaabo Alfred Dayni Kilasi ayaa kasoo muuqday video ay baahisay Kooxda Alshabaab, wuxuuna dowladiisa weydiistay in la badbaadiyo, isagoo xiran dareyska ciidamada Kenya.

DAAWO

https://youtu.be/6YldaB7XPYs

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Maxamuud yare 7 years ago

    Kenya ciidankeda joga somaliya wey ku fashilmen hadafkay la hayen awalba somalia kumeysan imaan rabi tan kumna jogane hana dhafen

DISQUS: