Site icon Radio Daljir

Daawo-Alshabab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah oo Gacanta Ugu Jira

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhitgay askari Kenyaati ah oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo baaq u diray dowladda Kenya iyo madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta.

Askarigan oo lagu magacaabo Alfred Dayni Kilasi ayaa kasoo muuqday video ay baahisay Kooxda Alshabaab, wuxuuna dowladiisa weydiistay in la badbaadiyo, isagoo xiran dareyska ciidamada Kenya.

DAAWO

https://youtu.be/6YldaB7XPYs

Exit mobile version