Madaxweyne Farmaajo,”Waxaan Bedeli Doonaa Magaca Cashuur” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo,”Waxaan Bedeli Doonaa Magaca Cashuur” (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran. Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo. DHEGAYSO

Gaas, Xaaf & Madoobe: “Reer Gaalkacyo is Nabadgeliya oo Yeesha Xiriir aan Dhammaad Lahayn”
Wasiir Cabbaas oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyey (COD+SAWIRRO)
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • waan soo dhaweynaya in la badalo magaca cashuur oo lagu badalaayo Qaaraan Qaran. xildhibaanada waxan leeyhy ansixiya waa qorshe fiican oo wax tar leh

DISQUS: