Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgelaya Xuska Maalinta Dhalinyarada

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgelaya Xuska Maalinta Dhalinyarada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Magaalada Muqdisho uga qeyb geli doona Munaasabadda lagu xusayo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliya oo ah 15-ka May oo Xaflado lagu xusayo ay ka dhacayaan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Qaarkood. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Ubaxyo dhigi doona Taalooyinka Daljirka-Dahsoon iyo Taalada SYL. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591951400301004cf314d60d/DHAGEYSO_-Madaxweyne-Farmaajo-oo-maanta-tagaya-goobo-muhiim-ah.mp3

Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Cabdi Buuhoodle, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Alshabaab oo Weraaray Saldhigyo ciidamadda Dowladda ku leeyihiin Diinsoor
Shir madaxeedka G20 oo maalintii labaad ka socda Japan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Magaalada Muqdisho uga qeyb geli doona Munaasabadda lagu xusayo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliya oo ah 15-ka May oo Xaflado lagu xusayo ay ka dhacayaan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Qaarkood.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Ubaxyo dhigi doona Taalooyinka Daljirka-Dahsoon iyo Taalada SYL.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: