Shil Gaari Khasaarena Dhaliyey oo ka Dhacay Duleedka Koonfureed ee Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Shil Gaari Khasaarena Dhaliyey oo ka Dhacay Duleedka Koonfureed ee Boosaaso (dhegayso)

Duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa kadhacay shil gaari oo ay ku dhimatay haweeney ayna ku dhaawacmeen 11 qof oo kale. W

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Halka ay iska galaan Wabiga Jubba & Daawad (sawirro)
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika, kadibna hantidiisa la boobay

Duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa kadhacay shil gaari oo ay ku dhimatay haweeney ayna ku dhaawacmeen 11 qof oo kale.

Wararka ayaa sheegaya in shilkaani gaari uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca xamuulka qaada ah iyo gaari bas ah oo ay la socdeen dad rakaab ah oo magaalada ka xagaabaxaayay .

Hadaba Taliyaha laanta nabad galyada wadooyinka Puntland maxamed faniin yuusu ayaa Radio daljir ugawaramay sida uu shilkan u dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: