Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Heshiis Kala Saxiixday (dhegayso)

HomeWararka

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Heshiis Kala Saxiixday (dhegayso)

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 60-aa

QM oo Soo Bandhigtay Tiradda dadka lagu dilay Somaaliya Sanadkan
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Haylaan oo Baaq Nabadeed ka diray Dagaalka Cawsane
Bangiga Adduunka oo ansixiyay 143 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen ee Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 60-aad ee Midowga Yurub.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Xubno ka ka socday Midowga Yurub, Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka oo uu ka mid yahay Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan iyo xubno kale.

Markii ay soo idlaatay Munaasabada ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo faah faahin ka bixiyay heshiis ay kala saxiixdeen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: