Kaaliyihii Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu Diley

HomeWararka

Kaaliyihii Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu Diley

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Kaaliyihii Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Mursal Aw Cumar. Dilka

Midowga Musharaxiinta oo Walaac ka Muujiyay Dib U Dhaca Doorashada
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka dawladda Jarmalka u fadhiya Soomaliya.
Maxkamadda gobolka Nugaal oo maanta mar kalle dhagaysanaysa dawacadda kiiskii Caaisha

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Kaaliyihii Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Mursal Aw Cumar.

Dilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay xaafad katirsan Degmada Waabari, waxaana kaaliyaha Gudoomiyaha Maxkamada sare dilay kooxo biskoolado ku hubeesan kuwaa oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Ciidamo ka socda laamaha ammaanka ee dowlada Soomaaliya oo gaaray halka uu dilku ka dhacay ayaa sameeyay baaritaano, mana jiraan ilaa hada cid loo soo qabtay dilka ka dhacay Degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc Daljir Run Ahaantii Aad baaan ugaxumahy dilka kaaliyaha maxkamada sare ee Somaliya waaa yadan danbe waxaaa so badanayso dilka iyo qarXyada lala beegsanayo dad aan waxba galabsan illahy somaali laabtooda burcad ha isku mariyo thanks Daljir 0907412301

DISQUS: