Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Hadlay Dhismaha Ciidanka Badda (dhegayso)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Hadlay Dhismaha Ciidanka Badda (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay kulan kula qaatay markab dagaal dhexdiisa saraakiil ka tirsan Midowga Yurub ayaa waxaa uu sheegay in uu kala hadlay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dhismaha Ciidamada badda Soomaaliya. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5911654d0301003a68a841db/kheyre-1.mp3

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
AMISOM oo war kasoo saartay dilkii Almaas Elman
Shacabka Xarfo oo Barnaamij isku Tashi ah ku dhisaya Cisbitaalka degmadaas (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay kulan kula qaatay markab dagaal dhexdiisa saraakiil ka tirsan Midowga Yurub ayaa waxaa uu sheegay in uu kala hadlay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dhismaha Ciidamada badda Soomaaliya.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: