Puntland oo Guddi u Saartay Gargaarka Naqraacayaasha Gobolada Bari iyo Karkaar

HomeWararka

Puntland oo Guddi u Saartay Gargaarka Naqraacayaasha Gobolada Bari iyo Karkaar

Magaalada Garowe waxaa maaanta Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Cabdixakin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ka daahfuray shir looga hadlayo sidii deeganadoo

Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)
Baarlamaanka Soomaaliya oo sharci darro ka dhigay dhiibistii Qalbi-dhagax
LAASCAANOOD, afkaarta shacabka iyo soodhaweynta xuska 26-ka Juun

Magaalada Garowe waxaa maaanta Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Cabdixakin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ka daahfuray shir looga hadlayo sidii deeganadooda dib loogu soocelin lahaa dadkii u naqraacay gobalada Bari iyo Karkaar.

Camey ayaa magacaabay guddi ka kooban Wasiiro iyo Agaasimayaal Wasaaradaha Cadaalada, Xannanada Xoolaha, Wasaaradda Amniga iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland.

Guddoomiyayaasha Gobalada Bari iyo Karkaar ayaa sidoo kale ka qaybqaadanaya soocelinta dadka naqraacay.

Madaxwayne Kuxigeen Camay ayaa sheegay in ay Puntland diyaar ula tahay dadkaasi sidii loogu rari lahaa meelihii ay horay uga yimaadeen, sida Soomaaliland, Galmudug, iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: