Jawaari oo Ka Hadlay Wadashaqaynta Labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Jawaari oo Ka Hadlay Wadashaqaynta Labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya (dhegayso)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari sheegay in wada shaqeyn Fiican ay ka dhaxeyso Xildhibaanada Aqalka Sare iyo

Ayax farabad oo ku habsaday deegaano katirsan gobolka Hayland (dhegayso)
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha oo magacaabay guddiga munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub
Waa Sidee Xaaladda Ammaan ee Magaalada Qardho (dhegayso)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari sheegay in wada shaqeyn Fiican ay ka dhaxeyso Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu sheegay Markii la dhisaayay Aqalka Sare in laga cabsanaayay wada shaqeynta dhexmarikarta labada Gole, laakiin hadda cid walba ay shaqadooda qabsato.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: