Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Hotel Casri ah ka Daahfuray Garoowe (Dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Hotel Casri ah ka Daahfuray Garoowe (Dhegayso)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga furay hotel casri ah, iyadoo furitaankii hoteelkan ay ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Puntland , Guddoomiyaha Barlamaanka ,xubno ka socday dowaldda oo ay ka mid ahaaa wasiirka Arrimaha Guddaha , ganacsato, culummo, waxgarad iyo dadweyne kale. Wariye Axmed Sheekeeye oo ka qayb-galay warbixintaan inoogu eegaya arrintaasi . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/590d88c503010057260d1a0b/Warbixinta+Madaxweyne+ku+xigeenka+Puntland+oo+xariga+ka+jaray+Hotel+Casri+ah+oo+garowe+laga+hirgaliyay+.mp3

Ururka Hormarinta Gobalka Karkaar oo Ka Hadlay Hormarka Maagaaladda Qardho (dhegayso)
Guulaystihii Tartanka gabayadda Buhoodle oo Daljir u waramay (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga furay hotel casri ah, iyadoo furitaankii hoteelkan ay ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Puntland , Guddoomiyaha Barlamaanka ,xubno ka socday dowaldda oo ay ka mid ahaaa wasiirka Arrimaha Guddaha , ganacsato, culummo, waxgarad iyo dadweyne kale.

Wariye Axmed Sheekeeye oo ka qayb-galay warbixintaan inoogu eegaya arrintaasi .

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: