Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Hotel Casri ah ka Daahfuray Garoowe (Dhegayso)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga furay hotel casri ah, iyadoo furitaankii hoteelkan ay ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Puntland , Guddoomiyaha Barlamaanka ,xubno ka socday dowaldda oo ay ka mid ahaaa wasiirka Arrimaha Guddaha , ganacsato, culummo, waxgarad iyo dadweyne kale.

Wariye Axmed Sheekeeye oo ka qayb-galay warbixintaan inoogu eegaya arrintaasi .


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Hotel Casri ah ka Daahfuray Garoowe (Dhegayso)”

  1. abdiaziizgelle

    asc daljir wa hormar lagu farxo wadadka malin waxa ku soo kordha wax casriga mnsha allah

  2. waa horumar waayo waa loobaahanyahay in wadanka dhaqaale lageliyo

  3. waa horumar waayo waa loobaahanyahay in wadanka dhaqaale lageliyo

U Jawaab abdiaziizgelle Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com