In ka Badan 10 Ruux oo Waqooyiga Galgaguud ugu Geeriyooday Shubanbiyood

HomeWararka

In ka Badan 10 Ruux oo Waqooyiga Galgaguud ugu Geeriyooday Shubanbiyood

In ka badan 10 ruux ayaa saacadihii la soo dhaafay xanuunka shubanbiyoodka ugu geeriyooday deegaano ka tirsan Waqooyiga Galgaduud. Waxaa arintaas warbixinteeda noo haya wariyaheena Cumar Lakiman. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/590bdbce0501000e01e5a19c/Shuban+geeri+Waqooyiga+Galgaduud+By+Cumar+Laki+Man.MP3

Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo Rooble?
Beesha Caalamka oo shuruud ku xirtay bixinta lacagta doorashada
Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan ku saabsan usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka (dhegayso)

In ka badan 10 ruux ayaa saacadihii la soo dhaafay xanuunka shubanbiyoodka ugu geeriyooday deegaano ka tirsan Waqooyiga Galgaduud.

Waxaa arintaas warbixinteeda noo haya wariyaheena Cumar Lakiman.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: