Jaamka Degmada Qaw ee Gobolka Bari oo Dib loo Furay

HomeWararka

Jaamka Degmada Qaw ee Gobolka Bari oo Dib loo Furay

Degmada Qaw ee gobolka Bari oo taal xeeb ka hoosaysa buuraleyda ku teedsan deegaanka ayaa maanta daaha ka rogtay JAAMKA. Jaamku waa kanaaal biyaha u g

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey Garoowe (Sawiro)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Dad si dhumaalaysi ah maandooriye usoo galiya Degaanka Darusalaam oo la qabtay (dhegayso)

Degmada Qaw ee gobolka Bari oo taal xeeb ka hoosaysa buuraleyda ku teedsan deegaanka ayaa maanta daaha ka rogtay JAAMKA. Jaamku waa kanaaal biyaha u gudbinaya badda. Jaamka ayaa horay waxaa u xiray bacaad iyo dhagax dabayluhu keeneen.

Guddoomiya degmada Qaw, Rashiid Xabiib Jaamac, ayaa Idaacadda Daljir u sheegay in kambaniga SOOLA uu hawsha qabtay, una qabtay si tabarucaad ah. Guddoomiyuhu wuxuu kale oo sheegay in uu socdo dhismaha iskool barashada badda, deegaankuna uu hadda u heelan yahay horumar iyo horusocod. Waxaa waraystay Xuseen Madar.

Hoos ka dhegayso

  

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: