Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Sanaag (Waraysi)

HomeWararka

Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Sanaag (Waraysi)

Deegaanada kala ah Dhahar iyo Ceel Buh iyo tuulooyinka kuhareeraysan waxaa saaka kadaay roobab aan dabaylo lahayn oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunya

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo Alshabaab ka xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud
Warbixin: Dabaqyo, tareeno iyo jidad: Addis Ababa oo u ekaatay magaalo Shiine (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Deegaanada kala ah Dhahar iyo Ceel Buh iyo tuulooyinka kuhareeraysan waxaa saaka kadaay roobab aan dabaylo lahayn oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyaduba.

Deegaanada ay roobabka ka da,een ayaa waxaa kamid ah balibusle ,mataanaha ,waro ,karin booxaaro,iyo meelo badan oo kamid ah bariga iyo galbeedka gobolka sanaag .

Hadaba Xuseen siciid xasan xuseen waraabe  waxa uu kamid yahay odayaasha deegaanka dhahar ee gobolka sanaag   wariye xasan heykal ayaa qadka tel foonka kula xiriiray kana waraystay meelaha ay roobabku ay ka de’een.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: