Tuugo Farar Kulul Ku Haysa Kaamamka Dadka Danyarta ah ee Qardho (DHEGAYSO)

HomeWararka

Tuugo Farar Kulul Ku Haysa Kaamamka Dadka Danyarta ah ee Qardho (DHEGAYSO)

Galbeedka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, gaar ahaa kaamamka barakacayaasha ah waxaa dagan qoysas ka mid ah dadkii ku ku xoola beelay

Koob loogu magacdaray Koobkii Nabadda oo lagu qabtay Caabudwaaq (dhegayso)
Caawo Iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Bosaaso 15-3-2022
Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha

Galbeedka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, gaar ahaa kaamamka barakacayaasha ah waxaa dagan qoysas ka mid ah dadkii ku ku xoola beelay abaarta siman ee ku dhufatay Soomaaliya.

Qaar kamid ahd dadka danyarta ah ee degan kaamamkaasi ayaa waxaa dhibaato ku haya tuugo xilliga habeenkii usoo dhaca hoyga ay ka daganyihiin halkaasi kuwaas oo halis galiya maraka qaar naftooda.

Hadaba halka ay qoysaskan kunoolyihiin waxaa maanta booqday wariye maxamuud faantastic oo katirsan xarunta daljir ee magaalada qardho.waxaan uu kawaraysay dadkaasi waxa ay ka cabanayaan.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: