Doorashada Faransiiska: Waa Le Pen FkF Macron

HomeWararka

Doorashada Faransiiska: Waa Le Pen FkF Macron

waxaa 97% la tiriyey codadkii doorashada isreebreebka Faransiiska waxaana isku soo haray Marine Le Pen, gabadha garabka midig-fog, iyo ninka siyaasadd

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo si weyn loogu soodhaweyeey Garoowe (dhegayso/sawiro)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

waxaa 97% la tiriyey codadkii doorashada isreebreebka Faransiiska waxaana isku soo haray Marine Le Pen, gabadha garabka midig-fog, iyo ninka siyaasadda ku cusub ee Macron.

Dhammaan musharriinta shalay hartay waxay ka midaysanyihiin in laga horyimaado Le Pen oo loolankeeda uu ugu weynahay in sida Ingiriiska ay Faransiiska ka saaro Midowga Yurub, dadka Muslimiinta ahna lagu celiyo meelaha ay ka yimaadeen. Waxay ku ololaysaa “Faransa waxaa iska leh Faransiiska. Aan iska qabano wixii ilbaxnimada iyo horumarka Faransa dhaawac u keenaya.”

Doorashada madaxweynaha Faransa waa 7 May.

Radio Daljir kala soco.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: