Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka ingriiska iyo kulan ka tirsana koobka FA Cup. Dhanka kale waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyalka S

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid fkf Man United (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka ingriiska iyo kulan ka tirsana koobka FA Cup. Dhanka kale waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyalka Spain oo natiijada kala saraynta wax wayn ka badalay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: