Madaxweyne Silaanyo, “Abaarta Xoogga ha la Saaro, hana la Hakiyo Shaqaalaysiinta.”

HomeWararka

Madaxweyne Silaanyo, “Abaarta Xoogga ha la Saaro, hana la Hakiyo Shaqaalaysiinta.”

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, ayaa waxaa uu maanta kulan muhiim ah la qaatey masuulyiinta haya'ada shaqaalaha. Kulankan ay

GIVING VOICE TO SOMALI WOMEN AND GIRLS
Xiriirka kA dhaxeeya toosnaanta iyo guusha (Maqaal)
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, ayaa waxaa uu maanta kulan muhiim ah la qaatey masuulyiinta haya’ada shaqaalaha. Kulankan ayaa waxaa laga soo saarey go’aamo ay ka mid yahin, in la hakiyo qoritaanka shaqaalaha dawlada isla markaana waxii awood ah la is kugu geeyo gurmadka abaaraha .
Ugu horrayn waxaa goobta ka hadlay  afhayeenka Madaxtooyada, Xuseen  Aadan Cige, iyo Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowlada, Sharmaarke Axmed  Muxumed.
Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: