Maryan Qaasim,”Gurmad Ayaan U Diraynaa Gobolada Dalka” (DHEGAYSO)

HomeWararka

Maryan Qaasim,”Gurmad Ayaan U Diraynaa Gobolada Dalka” (DHEGAYSO)

Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryan Qaasim oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay wafdigan in ay yihiin wafdi hordhac ah oo u socd

Hooyo iyo saddex gabadhood ay dhashay oo ka qalin jabiyay hal Jaamacadd (dhegayso)
SAAKA&DUNIDA CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN (DHAGEYSI WACAN)
Amar ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo lagu hakiyay booqashada Xafiiska Madaxweynaha

Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryan Qaasim oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay wafdigan in ay yihiin wafdi hordhac ah oo u socda shacabka Soomaaliyeed in ay la wadaagaan dhibaatada heysta iyo sidii ay ugu gar gaari lahaayeen.

Marwo Maryan Qaasim ayaa intaas ku dartay maalmaha soo socda guud ahaan dalka in laga bilaabi doono Raashiin qeybin iyo biyo dhaamin, taasi oo gacan weyn ay ka geysaneyso Dowladda Imaaraadka Carabta.

DHEGAYSO

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: