Qoys Soomaaliyeed oo Iibiyey Gabar Ay Dhaleen Abaarta Awgeed (DAAWO)

HomeWararka

Qoys Soomaaliyeed oo Iibiyey Gabar Ay Dhaleen Abaarta Awgeed (DAAWO)

Abaaraha iyo macluusha ka jirta Geeska Afrika ayaa Qoyska ku qasbay in ay sameeyaan xulasho aan suuragal aheyn, kadib markii ay dhamaadeen xoolihii, c

Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo la sii daayey
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Taliska Qaybta Guud ee Booliiska Gobalka Banaadir iyo Isgoysyada Muqdisho

Abaaraha iyo macluusha ka jirta Geeska Afrika ayaa Qoyska ku qasbay in ay sameeyaan xulasho aan suuragal aheyn, kadib markii ay dhamaadeen xoolihii, ceelkii Tuuladana uu guray ayaa Cabdulqaadir Xuseen waxaa Gabadhiisa Quruxda badan ee 14-sano jirka ah uu siiyay Nin.

Wariye ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la kulmay Seynab iyo qoyskeeda, waxana markii dambe sheekadan uu la wadaagay wargeyska International Business Times oo ka soo baxa wadanka Ingiriiska.

DAAWO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: