Qoomiyadda Oromada ee Garoowe Degan oo Lacag Ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha (DHEGAYSO)

HomeWararka

Qoomiyadda Oromada ee Garoowe Degan oo Lacag Ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha (DHEGAYSO)

Qoomiyadda Oromada ee kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa adduun lacageed oo ay ugu tala galeen gurmadka abaaraha Puntland ku wareejiyey gudiga culimada ee ku howlan gurmadka abaaraha Puntland. HOOS KA DHEGAYSO CODKA http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58e89a540401006ea0197498/Oromada.mp3

GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG OO KA TACSIYEEY GEERIDII GUDOOMIYEHI HORE EEDAGMADA BURSAALAX IYO GANACSADE MUQTAAR MAXAMED OW KHALAF
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka Qurba-joogta oo Ka Furmay Istaanbuul.
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Qoomiyadda Oromada ee kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa adduun lacageed oo ay ugu tala galeen gurmadka abaaraha Puntland ku wareejiyey gudiga culimada ee ku howlan gurmadka abaaraha Puntland.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: