Ibrahimovic oo Guul Darro Ka Badbaadiyeye Manchester United

HomeCiyaaraha

Ibrahimovic oo Guul Darro Ka Badbaadiyeye Manchester United

Manchester United ayaa kulankii labaad oo xidhiidh ah barbarbo niyadjab leh ku gashay garoonkeeda inkaarta ku noqtay ee Old Traffrod waxaana kooxda Mo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Tartan Kubadda Cagta ah oo Qardho Lagu Soo Afmeeray (dhegayso)

Manchester United ayaa kulankii labaad oo xidhiidh ah barbarbo niyadjab leh ku gashay garoonkeeda inkaarta ku noqtay ee Old Traffrod waxaana kooxda Mourinho guuldaro soo gaadhaysay ilbidhiqsigii ugu danbeeyay gool rekoodhe ah kaga badbaadiyay Zlatan Ibrahimovic oo bartilmaameedkii ugu horeeyay ee uu kulankan ku sameeyay ciyaarta ku soo gabagabeeyay.

Ashley Williams ayaa kaadhka cas oo toos ah loo taagay kadib markii uu gacan ku joojiyay darbo uu Luka Shaw gool ku dhalin lahaa waxayna Man United guuldaro kaga badbaaday dirqi iyo rekoodhe uu Ibrahimovic kaga caawiyay in ay ugu yaraan hesho hal dhibic taas oo ahayd waxa ugu fiican ee ay heli kartay dhamaadkii ciyaarta. Rajadii Man United ay ka qabtay afarta kaalmood ee sare ayaa si cad u sii muuq beelaysa iyada oo afar dhibcood jamaahiirteeda ku hor lumisay hal todobaad gudihii.

DAAWO

https://youtu.be/YjFPPW2ZhKc

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: