WASIIR FIQI OO HORMUUD U NOQDAY HANJABAADAHA DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE KA DHANKA AH PUNTLAND

Waa markii labaad oo Wasiir Fiqi u marodhigto Dawladda Puntland asaga oo kalkii hore Wasiir Cali Xoosh faray in “Puntland taataabasho badan kaaga baahantahay.” Wasiir Fiqi ayaa kula dardaarmay Wasiir Cali Xoosh in sheekadii hore ee Puntland laga aamusi jiray sida Somaliland ay hadda dhammaatay oo “Puntland taataabasho badan kaaga baahantahay.” Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale faray Oday Shirwac in uu Puntland ku laabto oo shaqo la yaqaan ka qabto. Oday Shirwac oo haatan deggan Nairobi ayaa xilligii Siyaad Barre loo magacaabay Garaad, laakiin waxaa hadda booskaas bulshada Garacad ku matala Garaad Jaamac Ciise.

Diwaanka  wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com