Camey oo ku baaqay in Doorashada lagu galo xildhibaanada hadda la dhaariyey

Camey oo ku baaqay in Doorashada lagu galo xildhibaanada hadda la dhaariyey

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Amb Cabdixakiin Cabdilaahi X Cumar (Camey) ayaa ku baaqay in Doorashada lagu galo xildhibaanada hadda la dhaariyey “Madaxweynayaashii hore dhamaan way boobeen kuraasta waana laga guulaystey, Faroole iyo Gaas wixii ay soo sameeyeen inay ka cawdaan maaha, doorashada hala galo Deni waa tegayaaye,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com