Beesha (Gari Koombe) oo yeeshay kulan baallaaran oo ay beeshu ku codsanayso matalaad kursi

Beesha (Gari Koombe) oo yeeshay kulan baallaaran oo ay beeshu ku codsanayso matalaad kursi

Cuqaasha iyo aqoonyahanka beesha (Gari Koombe) ee ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada Puntlanda yaa yeeshay kulan baallaaran oo ay beeshu ku codsanayso matalaad kursi oo ay ka helaan deegaanada Puntland iyagoona sidoo kale hanbalyo u diraya Maamulka SSC-khaatumo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com