Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland muxuu ka yiri dullaanka Somaliland ee Laascaanood?

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland muxuu ka yiri dullaanka Somaliland ee Laascaanood?

Cabdifataax Sugulle oo shalay khudbad ka jeediyey sannadguuradii 30aad ee Hay’adda Tadaamun ayaa gunaandadkii hadaljeedintiisa ku xusan dagaalka Laascaanood. Haddaba muxuu Guddoomiye Sugulle ka yiri dagaalka Somaliland la beegsatay gobolka Sool iyo xasuuqa lagula kacayo shacabka reer Laascaanood?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com