Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland: “Dalka waa lagu soo duulay ee ha la ogaado!”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland: “Dalka waa lagu soo duulay ee ha la ogaado!”

“Sanatarada uu Timacadde hoggaaminayo masuuliyaddii loo dirsaday bay gabeen,” Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo markii u horreysey ka hadlay xaaladaha ammaan ee Garoowe. Guddoomiyaha ayaa toos ugu eedeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xildhibaanada uu ka soo diray Xamar in ay Puntland duullaan ku yihiin, asaga oo Guddoomiyuhu yiri, dalka waa lagu soo duulay ee ha la ogaado waxaana duullaankaas kow ka ah Senator Timacadde iyo ragga uu wato.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com